R/W Xamse Barre iyo Xasan Sheekh oo isla gartay Xubnaha kamid noqonaya Golaha Wasiirada (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo ka soo laabtay socdaal rasmi ah oo uu ku tagay dalka Masar. Ra’iisul Wasaaraha oo kulamo wadatashi ah maalmahan la lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxa uu uga xog warramay Madaxweynaha halka ay marayso hawsha … Continue reading R/W Xamse Barre iyo Xasan Sheekh oo isla gartay Xubnaha kamid noqonaya Golaha Wasiirada (Sawirro)